Wakaaladda Xoogga korontada Umadda ee ENEE Boosaaso ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo baxday Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis, taasi oo farriimo qoraaleed u dirtay macaamiisheeda ku eedaysay ENEE inay jartay adeegyo Internet iyo xargo taleefano oo shirkaddu ay lahayd. Maamulka ENEE ayaa Shir jara’id uu ku qabtay maanta xafiiskiisa Boosaaso,waxaa uu […]
Featured
Wasiiro Iyo Xildhibaan Ka Tirsan Dfs Oo Booqday Wakaaladda Xooga Korntada Eneeyo
Wafdigii wasiirada iyo xildhibaanada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ee dhowaan gaaray Puntland ayaa booqday wakaaladda xoogga Korontada Umadda ee Eneeye Bosaso oo ka mid ah adeegyadada qaranka ee wali shaqeynaya. Wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa wasiiir kuxigeenka amniga Cabdinaasir Siciid Muuse, Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi, xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise […]