Author: admin

soo dhawaynta madaxwaynaha puntland

wakaaladda xoogga koronta ummadd ee enee wax ay si baalaran uga qayb qaadadtay soo dhawaynta maxawynaha puntland waxana u diyaarisay teamka u xil saran soo dhawaynbta mdaxwaynaha muddo soo booqonayey bosaso .

wakaalaada xoogga koranta ummadda oo ka jawabtay fariinti ay so dirtay shirkada golis

Wakaaladda Xoogga korontada Umadda ee ENEE Boosaaso ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo baxday Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis, taasi oo farriimo qoraaleed u dirtay macaamiisheeda ku eedaysay ENEE inay jartay adeegyo Internet iyo xargo taleefano oo shirkaddu ay lahayd. Maamulka ENEE ayaa Shir jara’id uu ku qabtay maanta xafiiskiisa Boosaaso,waxaa uu […]

Wasiiro Iyo Xildhibaan Ka Tirsan Dfs Oo Booqday Wakaaladda Xooga Korntada Eneeyo

Wafdigii wasiirada iyo xildhibaanada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ee dhowaan gaaray Puntland ayaa booqday wakaaladda xoogga Korontada Umadda ee Eneeye Bosaso oo ka mid ah adeegyadada qaranka ee wali shaqeynaya. Wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa wasiiir kuxigeenka amniga Cabdinaasir Siciid Muuse, Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi, xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise […]

waxan dib habayn ku samayn solar-ka magaalada boosaaso

wakaaladda  xoogga  korantad ummadda ee    ENEE  -ya  waxa y  dib  habayn  balaaran ku samaysay solar-ka  wadooyinka magaalada   boosaoso    wakaaladu   ay dhamaan  solarka magaalada   ku samaysay  nadiifin    si ay  dad waynu u helaan  koronto   iftiin wanaagsan

Macmiil haddi aad koranto la aan tahay la so xirirxafiiska 

 wakaaladda  xooga korontada ummadda  ee enee wax ay ugu  bishaaraynay   macaamiisha  degan magalada bosasoIn ay   dib habayn xoog leh u samaysay  korantada    wax ay keentay    motooro  casri ah   oo dhamaan magalada    gaarsiinaya korontada   macmiil    soo booqo   xafiska    wakaalaada   xoogga korontada ummadda ee enee  ma la soo xirir  numberada  hoose […]

Goormaa La Bilaabay Shidaalka Kabista Enee

Bartamihii sanadihii sagaashamaadkii oo jabhadii SSDF ay ka talinaysay goboladii Waqooyi bari la isku oran jiray (hadda Puntland). Bosaso iyo Qardho waxay ahaaayeen magaalooyinka kaliya ee leh xarumo koronto, iyadoo gobolada kale la bililiqaysay matoorada korontada. Saacado kooban oo habeenkii ayaa magaalooyonkaas heli jireen korontada. Siyaasiyiintii, Ganacsatadii, Cuqaashii iyo maamulkii […]